HomeCaalamkaSpain oo shaacisay tirada Guud ee COVID-19 ugu geeriyootay dalkaas

Spain oo shaacisay tirada Guud ee COVID-19 ugu geeriyootay dalkaas

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Tirada dhimashada laga  diiwaangeliyay  dalka Spain dadka u dhintay xanuunka coronavirus ayaa lagu sheegay in ay gaartay 16,972 qof, taasi oo ka dhigan dalkaasi uu qeyb ka noqonayo wadamada sida weyn uu aafeeayay cudurka. Axaddii shalay aheyd ayaa la sheegay in tirada dadka  uu soo ritay cudurka ay gaartay  619 qof ,waxaana maalinimadii sabtigana aynu […]

- Advertisement -

Tirada dhimashada laga  diiwaangeliyay  dalka Spain dadka u dhintay xanuunka coronavirus ayaa lagu sheegay in ay gaartay 16,972 qof, taasi oo ka dhigan dalkaasi uu qeyb ka noqonayo wadamada sida weyn uu aafeeayay cudurka.

Axaddii shalay aheyd ayaa la sheegay in tirada dadka  uu soo ritay cudurka ay gaartay  619 qof ,waxaana maalinimadii sabtigana aynu soo dhaafnay ,Wasaaraddda Caafimaadka dalkaasi ay sheegatay in tirada uu soo dadka uu ku dhacay  ay gaarayeen 510 qof,  ,balse wasaaraddu Caafimaadka wadankaasi ayaa  tilmaamtay in ay sii  yaraaneyso faafitaanka xanuunka.

- Advertisement -

Wadarta guud ee dhimashada dalkaasi ayaa lagu sheegay 16,972  taasi markeedii hore aheed 16,353 waxaana war ay soo saartay  wasaaradda Caafimaad Spain ku sheegtay in guud ahaan kiisaska ay gaareen 166,019 laga soo bilaabo markuu ka dilaacy dalkaasi.

Dhinaca kale dalka Mareykanka ayaa ka sara maray dalka Talyaaniga oo ahaa dalka ay ku dhinteen dadkii ugu badnaa marka laga reebo shiinaha oo markiisii hore uu kasoo bilowday xanuunka, iyadoona wadankaasi  mareykanka dadka u dhintay  laga diiwaangeliyay 20,608 qof u dhintay cudurka coronavirus,sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories