HomeCaalamkaQofkii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus laga helay Yemen

Qofkii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus laga helay Yemen

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Dalka Yemen oo la daalaa dhacaya xaalado bini’aadantinimo kuwii ugu xumaa adduunka ayaa waxaa hadda taas u dheer inuu gaaray cuddurka dunida saamaynta ku yeeshay ee CronaVirus, iyadoo la sheegay in dalkaasi laga helay qofkii ugu horreeyey ee qaba cudurkaas.

Wakaaladda wararka Yemen ee SABA ayaa sheegtay in Wasaaradda Caafimaadka iyo guddiga gar-gaarka degdeg ah ee Yemen ay si rasmi ah u diiwaan geliyeen qof laga helay dhamaan calaamadaha lagu yaqaan Crona Virus, qofkaas oo ku nool magaalada Al-Shihir ee gobolka Hadramout oo ku yaalla koonfurta waddanka Yemen.

- Advertisement -

Guddoomiyaha gobolka Hadramout ee dalka Yemen Faraj Salmin Al-Bihusni oo soo xiganaya Wasaaradda Caafimaadka Yemen ayaa dhankiisa xaqiijiyay qofka laga helay cudurka Crona, wuxuuna bulshada u sheegay in gobolka oo dhan la geliyay xaalad Bandow ah.

Gudoomiyaha ayaa soo rogay bandoow laga waaberkii sabtida, sidoo kale wuxuu amray in xilliga habeenkii ah la xiro dhamaan goobaha ganacsiga ee ay bulshadu isugu yimaadaan, sidoo kale waxa uu ku dhawaaqay xiritaanka dekeda magaalada Al-Shihir, wuxuuna faray dhamaan shaqaalaha Dawladda ina

Qofka laga helay Crona Virus ayaa la sheegay inuu yahay muwaadin u dhashay waddanka Yemen oo ka shaqaynayay Dekedda magaalada Shihir, waxaana dad’diisa lagu tilmaamay 60-sano.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories