HomeWararLaamaha amniga Dhuusamareeb oo Caawa gacanta ku dhigay Qarax iyo Ninkii watay

Laamaha amniga Dhuusamareeb oo Caawa gacanta ku dhigay Qarax iyo Ninkii watay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee Maamulka Galmudug ayaa howlgal qoysheysan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Howlgalka Ciidamada ayaa intii socday waxaa lagu soo qabtay Nin in Waxyaabaha qarxa ka keeney Degmada Ceelbuur, sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Galmudug. Sidoo kale markii la qabtay Ninka Dhuusamareeb […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa DANAB ee Maamulka Galmudug ayaa howlgal qoysheysan ka sameeyay Xaafado ka tirsan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Howlgalka Ciidamada ayaa intii socday waxaa lagu soo qabtay Nin in Waxyaabaha qarxa ka keeney Degmada Ceelbuur, sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale markii la qabtay Ninka Dhuusamareeb geeyay qaraxa ayaa Ciidanka amniga waxaa ay ku guuleeysteen in ay qarxiyaan waxyaabihii halkaas la geeyay, waxaanka Ninkaas lagu xiray Saldhiga Booliska.

Ciidanka Danab ayaa lagu soo waranayaa in Caawa howlgalo kala duwan oo baaritaano ah ay ka wadaan gudaha Magaalada Dhuusamareeb.

Ammaanka Caasimadda Galmudug ayaa waxaa uu yahay mid siweyn loo adkeeyay, waxaana sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories