HomeWararDowladda Somalia oo shaacisay in Kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus laga helay...

Dowladda Somalia oo shaacisay in Kiisaskii ugu badnaa ee Coronavirus laga helay Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay in dad hor leh oo ku sugan Magaalada Muqdisho laga helay Cudurka Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta dalka laga helay 9 ruux oo qaba Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo la karantiilay Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka. •Maanta oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Goordhow shaacisay in dad hor leh oo ku sugan Magaalada Muqdisho laga helay Cudurka Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu sheegay in Maanta dalka laga helay 9 ruux oo qaba Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo la karantiilay

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka.

•Maanta oo ay taariikhdu tahay 10/04/2020, waxaan xaqiijinaynaa inay soo kordheen 9 xaaladood oo cusub oo laga helay cudurka Corona. Dadkaan ayaa dhamaantood ah dad ku sugan magaalada Muqdisho oo aan wax safar ah dhowaan galin.

•6 kamid ah waa dad horey iyagu xiriir ula sameeyay qof ka mid ah dadkii horeya cudurka looga helay

- Advertisement -

• Waxaa ka mid ah dadka maanta laga helay cudurka labo sarkaal oo u shaqeeya Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, taasoo ka dhigaysa tirda guud ee shaqaalaha Wadaaradda Caafimaadka ee uu saameeyay cudurku afar (4)

•Tirada guud ee cudurka Corona laga helay ayaa waxay noqonaysaa 21 qof wadanka oo dhan

•Sida hada inoo muuqata, waxaa xanuunkii uu si aayar ah ugu faafayaa buslshada dhexdeeda

•Waxa aad u haboon in qof walba oo innaga mid ah uu la yimaado taxadar dheeraad ah, lana raaco dhamaan fariimaha iyo talooyinka Wasaarddu ay bixinayso.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts