HomeWararCiidamada Booliiska oo Maanta xiray qaar ka mid ah Masaajidada Magaalada Muqdisho

Ciidamada Booliiska oo Maanta xiray qaar ka mid ah Masaajidada Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar ka mid ah Masaajiddada Magaalada Muqdisho xilli dadka intiisa badan ay isu diyaarinayeen in ay dukadaa. salaadda Jimacaha. Maamulada Masaajidada ayaa lagu amrayay in ay xiraan halka dadka salaadda iskusoo diyaariyayna lagu wargelinayay in ay iskaga tagaan Masaajidka sababo la xiriira caabuqa Corona oo dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa booliiska Soomaaliya ayaa maanta xiray qaar ka mid ah Masaajiddada Magaalada Muqdisho xilli dadka intiisa badan ay isu diyaarinayeen in ay dukadaa. salaadda Jimacaha.

Maamulada Masaajidada ayaa lagu amrayay in ay xiraan halka dadka salaadda iskusoo diyaariyayna lagu wargelinayay in ay iskaga tagaan Masaajidka sababo la xiriira caabuqa Corona oo dad badan ay dunida ugu dhinteen Soomaaliya dhowr kiis la xaqiijiyay.

- Advertisement -

Masaajidada qaarkood Jameecada iyo Askrto fulinaysay amrkaas ay Isku dhaceen,waxaana la xiray badi Masaajidadii maanta ay tageen ciidamada Booliiska Soomaaliya.

Dhinaca kalana warar soo baxaya ayaa sheegaya in la amray Milkiilayaasha Maqaayadaha in ay xiraan goobahooda Ganacsi iyada oo laga baqdin qabo in dadku si fudud ay ku kala qaadaan caabuqa Coronavirus.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts