HomeWararBaaq Nabadeed & Shirar ka dhacey Muqdisho.

Baaq Nabadeed & Shirar ka dhacey Muqdisho.

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada noolaanshaha bulshada. Qaar ka mid ah khilaafaadka deegaanka ayaa lagu heshiisiiyay.

- Advertisement -

Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiin ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan nabadeed.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta wada noolaanshaha bulshada. Qaar ka mid ah khilaafaadka deegaanka ayaa lagu heshiisiiyay.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta ayaa ku baaqay in la joojiyo rabshadaha. Bulshada rayidka ayaa taageertay dadaalka. Kulanka ayaa ku soo dhammaaday jawi is afgarad leh. Sanadkiiba mar waxaa jira odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed kuwaas oo si wadajir ah baaqyo uga soo saara isqabqabsiga qabiil & sidii loogu wada noolaan lahaa Isfahan & jewi nabadeed.

liban
libanhttps://www.radiodalsan.com/
Liban Ali Gesey is an Editor at Dalsan Media Group with over three years of experience in journalism, digital media, photography, videography, and content production. Since joining the organization in June 2024, he has overseen the editing and publication of website content, specializing in politics and investigative journalism with a strong commitment to accurate, balanced, and impactful reporting on Somalia and the Horn of Africa. Beyond journalism, Liban is the founder of Inkfluence Copywriting, where he helps businesses and organizations grow through copywriting, brand storytelling, and digital marketing. He previously worked as a Digital News Editor and Website Content Producer and holds a Diploma in Broadcast Journalism from the Kenya Institute of Professional Studies (KIPS). Fluent in Somali, English, and Swahili, he combines editorial excellence with creative communication to deliver trusted and engaging content.

Latest stories