HomeWararCiidamada dowladda oo Alshabaab kala wareegay deegaano ay maamulayeen

Ciidamada dowladda oo Alshabaab kala wareegay deegaano ay maamulayeen

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ciidamada Dawladda fedraalka Soomaaliya Oo iskugu Jira Nabad Sugid Iyo Booliis Ayaa Saaka gaaray  deegaannada Qaayib, Cadakibir Iyo Dhuumoodle Oo Dhammaantood Ka Tirsan Gal-Gaduud. Ciidamada ayaa la Kulmay Bulshada Dhammaan ee deegaannada ay Saaka Gaareen Waxa ayna Kala Hadleen Sidii Ay Dawladda iyo maamulka Galmudug ay ula shaqeyn lahaayeen. Sidoo kale Saraakiisha Ciidamadan hor kaceysay […]

- Advertisement -

Ciidamada Dawladda fedraalka Soomaaliya Oo iskugu Jira Nabad Sugid Iyo Booliis Ayaa Saaka gaaray  deegaannada Qaayib, Cadakibir Iyo Dhuumoodle Oo Dhammaantood Ka Tirsan Gal-Gaduud.

Ciidamada ayaa la Kulmay Bulshada Dhammaan ee deegaannada ay Saaka Gaareen Waxa ayna Kala Hadleen Sidii Ay Dawladda iyo maamulka Galmudug ay ula shaqeyn lahaayeen.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamadan hor kaceysay ayaa bulshada deegaannadaasi Waxa ay u ballan qaadeen in aysan Jirin Doonin Dhibaatooyin Dambe oo kala Kulmi Doonaan Al-Shabaab oo iyagu horay deegaannadaas Uga Qaadi Jiray Waxa ay ugu yeeraan saka-Waatka.

Deegaannada ay Ciidamadu Saaka Tageen Ee Qaayib, Cadakibir Iyo Dhuumoodle Ayaa Waxaa horay ugu Sugnaa Dagaallamayaal kaTirsan Al-Shabaab hase’ahaatee Saaka iskaga baxeen.

Ciidamadan ayaa Saqdii dhexe Ee xalay waxa ay gaareen Magaalada Baxdo Ee Gobolka Gal-Gaduud kuwaas oo ugu Dambeen Saaka Uga sii Gudbay Deegaannadaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories