HomeCaalamkaTrump oo Go'aan ka gaaray tabarucaad Mareykanka siiyo hay'ad Caalami ah

Trump oo Go’aan ka gaaray tabarucaad Mareykanka siiyo hay’ad Caalami ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaadka Dawladda Mareykanku ay siiso hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Trump wuxuu si cad u weerarey ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), isagoo ku eedeeyey Ururka WHO inuu u janjeero dhinaca Shiinaha oo uu kasii jeestay xaaladaha cafimaad ee la […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaadka Dawladda Mareykanku ay siiso hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Trump wuxuu si cad u weerarey ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), isagoo ku eedeeyey Ururka WHO inuu u janjeero dhinaca Shiinaha oo uu kasii jeestay xaaladaha cafimaad ee la xiriira CronaVirus ee ka jira gudaha dalkaasi Maraykanka waa sida uu hadalka u dhigay madaxweyne Trump.

- Advertisement -

Hadalkan Madaxweyne Trump wuxuu ku soo beegmayaa xilli hay’adda caafimaadka adduunka WHO ay doonayso inay caalamka ka aruuriso lacag malaayiin dollar ah si loo xoojiyo dadaallada lagula dagaallamayo cudurka dunida ku faafay ee CoronaVirus.

Madaxda sare ee Ururka Caafimaadka Aduunka WHO wax warbixin ah ama jawaab ah kama aysan soo saarin eedaha uu Madaxweynaha Maraykanku u jeediyayWHO, balse waxaa la rajaynayaa in saa soo socda ay WHO soo saarto warbixin ay kaga jawaabayso hadalka Trump.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories