HomeWararDowladda Somalia oo ka hadashay Geeridii Abwaan Xudeydi

Dowladda Somalia oo ka hadashay Geeridii Abwaan Xudeydi

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlaya magaca Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Abwaan Xudeydi oo kamid ahaa Hobalada Qaranka ee Waaberi. Wasiirka ayaa qoyska ,ehelada,asxaabta, Hobalada Waaberi iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida abwaan Axmed […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlaya magaca Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Abwaan Xudeydi oo kamid ahaa Hobalada Qaranka ee Waaberi.

Wasiirka ayaa qoyska ,ehelada,asxaabta, Hobalada Waaberi iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida abwaan Axmed Ismaaciil Xuseen “Xudeydi” oo cudurka karoona fayras ugu geeriyooday dalka Ingiriiska wuxuuna Alle uga baryay inuu naxariistii Janno ka waraabiyo.

- Advertisement -

Xudaydi waxa uu dhashay, 1928-kii, waxaana uu jirey 92 sano, isagoo ku dhawaad qarnigaa ahaa tiir aan liicin oo uu leeyahay fanka Soomaalidu.

Xudaydi  Waxa uu ku dhashay Magaalada Berbera, waxaana uu dhallinyaronimadiisii ku soo qaatay Magaaladda Cadan ee dalka Yeman, ka hor intii uusan soo noqon dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories