HomeWararQoorqoor oo gaaray Huurshe iyo Xeraale iyo Ujeedka Safarkiisa

Qoorqoor oo gaaray Huurshe iyo Xeraale iyo Ujeedka Safarkiisa

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa safar xagga Dhulka ah ku tagay degaannada Huurshe iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Ujeedka Safarka Madaxweyne Qoorqoor ayaa waxaa uu yahay sidii loo dhameystiri lahaa heshiiskii kal hore uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ,Xasan Cali Kheyre kala dhex dhigay Odayaasha dhaqanka ee degaannada Xeraale iyo Huurshe.

- Advertisement -

Inta uu Madaxweynaha ku sugan yahay Xeeraale iyo Huurshe ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa qeybaha kala duwan ee Bulshada , isagoo kala sheekeysan doona halka marayso xaaladda guud , waxaana sidoo kale lagu wadaa in uu booqdo degaanno kale oo ku yaalla Waqooyiga Gibolka Galgaduud.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories