HomeWararQof la shaqeeya Xafiiska QM ee Somalia oo laga helay Coronavirus

Qof la shaqeeya Xafiiska QM ee Somalia oo laga helay Coronavirus

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegay in qof qandaraasle ah ee u shaqeeya laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka.

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ninka laga helay Cudurka uu kamid ah yahay qandaraasleyaasha la shaqeeya, isla markaana uu dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Qoraalka Xafiiska QM ayaa waxaa lagu sheegay in Ninkaas markii uu yimid Muqdisho la karantiilay, sidoo kalena lagu sameeyay baaritaano kala duwan, hayeeshee markii dambe laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus.

Waxaa kaloo UNSOM ay tilmaamtay in Ninkaas laga helay Cudurka uu u diiwaan gashan yahay Shirkad ka howlgasha Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ay uga hadleyso Kiiskan Cusub ee Curdurka ee laga helay Nin la shaqeeya Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories