HomeWararKhasaaro ka dhashay Qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar

Khasaaro ka dhashay Qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo ka dhacay Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle, kaasi oo jugtiisa laga maqlay inta badan Xaafadaha Jowhar.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa uu sigaar ah uga dhacay goob shaah lagu Cabo oo ku taall bartamaha Jowhar gaar ahaan halka laga raabo gaadiidka soo aada Muqdisho.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u shegeen in qaraxaas uu geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ah oo halkaas ku sugnaa.

Hal ruux ayaa ku geeriyooday qaraxa, halka saddex qof kalena ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo la geeyay Xarun Caafimaad oo ku taalla Jowhar.

Ciidamo ka tirsan Maamulka Hirshabeelle iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, iyagoona halkaas ka wada baaritaano kala duwan oo ku aadan qaraxa.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka Hirshabeelle oo ay uga hadlayaan qaraxii ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulkaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories