HomeWararFaah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Faah faahin:-Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Warar dheeraad ay ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Degmada Hodan.

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Idaacada Dalsan ayaa waxaa ay u sheegeen in qaraxaas lala eegtay gaari nooca dagaalka oo ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidanka dowladda xili ay marayeen wadada laamiga ah ee Isbitaalka Digfeer.

- Advertisement -

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhashay qaraxaas uuna soo gaaray Askartii la socotay gaariga uu qaraxu haleelay iyo dad shacab ah oo xiligaas goobta ka Agdhawaa.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya oo ku sugnaa meel aan sidaas uga fogeyn goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa tegay halkaas, iyagoona gurmad u sameeyay Askarta iyo dadkii shacabka ahaa ee waxyeelada soo gaartay.

Ilaa iyo hada kama aysan hadlin laamaha amniga dowladda Federaalka Sooamaliya qaraxa miinada ahaa ee saakay ka dhacay agagaarka Isbitaalka Digfeer ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, kaasi oo geystay Khasaaro.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories