HomeCaalamkaAkhriso:-10-ka Dal ee uu saameynta darran u geystay Cudurka Coronavirus

Akhriso:-10-ka Dal ee uu saameynta darran u geystay Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Dalal badan oo ku yaalla Caalamka ayaa waxaa kusii faafaya Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus oo ay u dhinteen in ka badan 40,000 oo qof, halka kumanaan kalena uu soo ritay Cudurka. Habba hoos ka Akhriso 10-ka dal ee uu Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan […]

- Advertisement -

Dalal badan oo ku yaalla Caalamka ayaa waxaa kusii faafaya Cudurka dilaaga ah ee Coronavirus oo ay u dhinteen in ka badan 40,000 oo qof, halka kumanaan kalena uu soo ritay Cudurka.

Habba hoos ka Akhriso 10-ka dal ee uu Saameynta ugu badan ugu gaystay Cudurka saf-mareenka ah ee Coronavirus kaasi oo adduunka oo dhan ku yeeshay culeys dhaqaale iyo mid bushaba.

- Advertisement -

1- Talyaaniga ayaa hoggaaminaya liiska dalka uu sida ba,an uu saameeyay COVID-19, waxaana ilaa hada la diiwaan geliyay 105,792 kiis, iyo 12,428 dhimasho ah

2- Spain ayaa noqonaya dalka labaad ee dhimashada ugu badan ee COVID-19 laga diiwaan geliyay, waxaa u dhintay Fayruskaan 9,053, halka 102,136 laga helay calaamadihiisa.

3- Kaalinta saddexaad waxaa ku jiro dalka uu cudurka ka dilaacay ee China, balse hada ka yaraaday, waxaa u dhintay 3,312 halka uu soo ritay 81, 554.

- Advertisement -

4- Kaalinta afaraad waxaa ku jira dalka dhaca galbeedka Asia ee Iran, waxaa calaamadaha cudurkaan laga helay 47,593, halka ay u dhinteen in ka badan 3,036

5- Kaalinta 5-aad waxaa ku jira France oo diiwaan gelisay 52,128 iyo 3,523 dhimasho ah.

6- Mareykanka ayaa noqonaya dalka ugu saameynta badan marka loo eego tirada dadka uu ku dhacay corona, oo gaareyso 188,639 halka ay u dhinteen ku dhawaad 4,059 ruux.

7- Nederlands tirada dadka u dhintay ayaa gaarayso 1,173, halka 13,614 uu ku dhacay.

8- Germany waxaa cudurka Coronavirus u dhintay 793, halka 72,914 uu ku dhacay.

9- Belgium 828 ayaa u dhintay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 13,964.

10- Switzerland ayaa liiska 10 aad kaga jirto wadamada uu sida ba,aan u saameeyay Coronavirus, waxaa uuna ku dhacay 16, 605, halka ay u dhinteen 433.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories