HomeWararGuddoomiyihii G/Hiiraan oo xilka qaadis lagu sameeyay iyo mid Cusub oo la...

Guddoomiyihii G/Hiiraan oo xilka qaadis lagu sameeyay iyo mid Cusub oo la Magacaabay

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, isagoo mid Cusub u magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan loogu Magacaabay Cali Jeyte Cismaan, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cali Muxumed Caraale. Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa la faray […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii Gobolka Hiiraan, isagoo mid Cusub u magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan loogu Magacaabay Cali Jeyte Cismaan, isagoo bedelaya Guddoomiyihii hore ee Gobolkaas Cali Muxumed Caraale.

- Advertisement -

Guddoomiye Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa la faray in xaaladda Caafimaad ee dalka ka jirta awgeed inuu si Degdeg ah u howlgalo, isla markaana ay la shaqeeyaan Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Duqa Baladweyne.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista. 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories