HomeWararDuqa Muqdisho oo fariin u diray Gudoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Duqa Muqdisho oo fariin u diray Gudoomiyeyaasha Degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xili ay fooda nagu soo hayaan xili roobaadka ayaa dowlada hoose ee Xamar wax ay wadaa da’daala lagu xoojinaayo dib-habeynta goobaha biya mareenka ah ama bulaacadaha ee wadooyinka Caasimada si ay hakad u galin isku socodka gaadiidka iyo dad weynaha. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer […]

- Advertisement -

Xili ay fooda nagu soo hayaan xili roobaadka ayaa dowlada hoose ee Xamar wax ay wadaa da’daala lagu xoojinaayo dib-habeynta goobaha biya mareenka ah ama bulaacadaha ee wadooyinka Caasimada si ay hakad u galin isku socodka gaadiidka iyo dad weynaha.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa howla kormeer ah ku sameeyay waraha loogu talagalay in lagu keediyo ama lagu xakameeyo daadka roobka.

- Advertisement -

Goobaha uu kormeeray gudoomiye Cumar Filish waxaa kamid ah Degmada Boondheere, degmada Hiliwaa, Qashin weynaha Muqdisho, degmada Warta Nabada, iyo wadada Daaru-Salaama ee kala qeybisa degmooyinka Deyniile iyo Yaaqshiid.

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa inta uu kormeerkani kujiray waxa uu kula dardaarmayay maamulada degmooyinka iyo Shacabka in ay muujiyaan kaalintooda ku aadan u diyaar garowga xili roobaadka iyo sidoo kale in la xoojiyo ilaalinta nadaafada iyo bilicda Caasimadda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories