HomeWararGolaha Wakiilada Somaliland oo loo fasaxay hal arrin darteed

Golaha Wakiilada Somaliland oo loo fasaxay hal arrin darteed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Golaha Wakiilada maamulka Somaliland iyo kulamadii Guddiga Joogtada ayaa la fasaxay muddo dhan Afar todobaad ah sababo la xiriira ka hortega faafida Cudurka halista ee Coronavirus. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu sheegay in la fasaxay kulamadii Golaha ay yeelan jireen laga bilaabo Maalinta ay taatiikhdu tahay 21-ka […]

- Advertisement -

Golaha Wakiilada maamulka Somaliland iyo kulamadii Guddiga Joogtada ayaa la fasaxay muddo dhan Afar todobaad ah sababo la xiriira ka hortega faafida Cudurka halista ee Coronavirus.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa lagu sheegay in la fasaxay kulamadii Golaha ay yeelan jireen laga bilaabo Maalinta ay taatiikhdu tahay 21-ka ee bishaan Maarso ee 2020.

- Advertisement -

Qoraalka Guddoomiye Baashe Faarax ayaa Xildhibaanada waxaa lagu faray inay ka qeyb qaatan wacyo-gelinta loo jeedinayo shacabka, kuwaasi oo la xiriira sidii looga hortegi lahaa Cudurka Coronavirus.

Somaliland ayaa bilowday siyaabooyin kala duwan oo ay uga hortegeyso faafida Cudurka Coronavirus, iyadoona xirtay Goobo badan oo ay shacabka isugu yimaadan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories