HomeWararDEG DEG:-Kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay Jabuuti

DEG DEG:-Kiiskii ugu horreeyay ee Coronavirus oo laga helay Jabuuti

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow dalka Jabuuti laga helay Kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ee Coronavirus, kaasi oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka. Wasiirka Caafimaadka Jabuuti, Maxamed Warsame Diiriye  oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa u xaqiijiyay in qof u dhashay dalka Spain […]

- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow dalka Jabuuti laga helay Kiiskii ugu horreeyay ee Cudurka halista ee Coronavirus, kaasi oo kusii faafaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka.

Wasiirka Caafimaadka Jabuuti, Maxamed Warsame Diiriye  oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa u xaqiijiyay in qof u dhashay dalka Spain laga helay, kaasoo dalka gaaray 14-kii bishan.

- Advertisement -

Cudurkan saf-marka ah ayaa maalmo ka hor laga helay dalka Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya.

Cudurka Coronavirus ayaa marka hore kasoo bilowday dalka Shiinaha, waxaana u geeriyooday in ka badan 7,000 ruux, halka kumanaan kalena uu soo ritay, iyadoona ay xusid mudan tahay in boqlaal qof kalena ay ka bogsadeen.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories