HomeWararAkhriso:-Somaliland oo Maanta Go’aano Cusub soo saartay

Akhriso:-Somaliland oo Maanta Go’aano Cusub soo saartay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddiga diyaar garoowga iyo ka hortega Cudurka Coronavirus ee maamulka Somaliland ayaa soo saaray Go’aano dhowr ah oo looga hortegayo Cudurkaas oo fara ba’an ku haaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka. Qoraal kasoo baxay Guddiga ka hortega Coronavirus ee Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland ay joojisay duulimaadyadii uga imaan jiray dalal dhowr […]

- Advertisement -

Guddiga diyaar garoowga iyo ka hortega Cudurka Coronavirus ee maamulka Somaliland ayaa soo saaray Go’aano dhowr ah oo looga hortegayo Cudurkaas oo fara ba’an ku haaya dalal badan oo ku yaalla Caalamka.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ka hortega Coronavirus ee Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in Somaliland ay joojisay duulimaadyadii uga imaan jiray dalal dhowr ah oo laga helay Cudurka Corona oo ay Soomaaliya muddo 4  todobaad ah oo ka bilaabaneysa maalinta Berri oo ay taariikhdu tahay 18-ka Bishaan.

- Advertisement -

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in dhamaanka Xarumaha Waxbarashada ee ku yaalla deegaanada Somaliland laga xirayo ilaa muddo 4 todobaad ah oo ka bilaabaneysa Maalinta Berri.

Guddiga ayaa  sidoo kale tilmaamay in Xarumaha Caafimaad ku yaalla Somaliland ee sida gaar loo leeyahay ay adeegsan dooto Wasaaradda Caafimaadka markii ay u baahato.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga oo ka kooban la Bog.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories