HomeCaalamkaDowlad Joojisay salaadaha Jamaacada ah ee lagu tukado Masaajidda

Dowlad Joojisay salaadaha Jamaacada ah ee lagu tukado Masaajidda

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu yareynayo faafitaanka Coronavirus. Caabuqa Corona oo si xowli ah ugu fidaya dalalka caalamka, gaar ahaan Bariga Dhexe ayaa waxay dowladuhu isu dayayaan inay xakameeyaan amaba ay ka hortaggaan faafitaanka saf mareenka ah. Madaxda Dowladda Kuwait […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kuwait ayaa si ku-meel-gaar ah u joojisay in Salaadihii lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaala, iyadoo tallaabadan lagu yareynayo faafitaanka Coronavirus.

Caabuqa Corona oo si xowli ah ugu fidaya dalalka caalamka, gaar ahaan Bariga Dhexe ayaa waxay dowladuhu isu dayayaan inay xakameeyaan amaba ay ka hortaggaan faafitaanka saf mareenka ah.

- Advertisement -

Madaxda Dowladda Kuwait ayaa Jimcihii sheegay in si ku-meel-gaar ah loo loo joojiyay in Jamaaco lagu tukado shanta Salaadood ee maalinlaha ah iyo Salaadda Jimcaha, ee lagu tukan jiray Masaajida dalkaasi ku yaal.

Midda dadka layaabka gelisay ayaa ah in sameecadaha Masaajida ku xiran dadka lagula wadaagayo inaanay Masaajida imaanin, oo ay guryahooda isaga tukadaan.

Masaajida oo dadka ugu yeeri jiray in ay khayrka u soo xaadiraan, ayna Masaajida ku soo tukadaan ayaa taasi bedelkeeda waxay iminka dadka ugu yeerayaan in ay guryahooda isaga tukadaan.

- Advertisement -

Tani ayaa waxay qayb ka tahay la dagaalanka Coronavirus iyo sidii looga hortaggi lahaa in uu dalkaasi ku baaho, sida ay sheegeen masuuliyiinta dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts