HomeWararDEG DEG:-Taliye ka tirsan Sirdoonka Somaliland oo Goordhow la dilay

DEG DEG:-Taliye ka tirsan Sirdoonka Somaliland oo Goordhow la dilay

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu dilay Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaalilnd ee  Laascaanood.

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa la sheegay in Goordhow Taliyaha ay ku dileen afaafka hore ee Gurigiisa oo ku yaalla Laascaanood, isagoo u geeriyooday rasaas looga dhuftay qeybaha sare ee Jirkiisa.

Cabdiqani Guhaad ayaa lagu magacaabi jiray Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaalilnd ee  Laascaanood, waxaana goobta ka baxsaday ragii ka dambeeyay dilkiisa.

Wararka ayaa intaasi daraya in Taliye Guhaad uu gacanta ku hayay baarista ciddii ku lug lahayd Qaraxii lagu dilay Gudddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sool.

Sidoo kale Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Somaliland ayaa caawa howlgal kala duwan ka wada xaafado ka tirsan Magaaladaas, waxaana howlgalka la sheegay in lagu raadinayo ragii dilkaas geystay.

Dhawaan ayay aheyd markii qarax loogu xiray gaarigiisa uu Laascaanood ugu geeriyooday  Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sool Allaha u naxariistee Xasan Sheekh Maxamuud.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories