HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay RW Kheyre

Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay RW Kheyre

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho. Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Waare ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen Arrimaha amniga iyo kuwo. Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Ciro oo qoraal soo dhigay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho.

Kulanka u dhexeeyay Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Waare ayaa waxaa looga hadlay Arrimo kala duwan oo ay kamid ahaayeen Arrimaha amniga iyo kuwo.

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Ciro oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku sheegay in labada dhinac ay wada hadleen Mashaariicyo dhawaan laga fulin doono Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar iyo dhamaan Magaalooyinka kale ee maamulkaas.

“Madaxweynaha DG HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare  iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya waxay ka wada hadleen Arimaha Amniga iyo Mashaariicyo dhowaan laga fulin doono Caasimada DG HirShabeelle iyo dhamaan Magaalooyinka HirShabeelle” ayuu yiri Daa’uud Xaaji Ciro.

Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, iyagoona u jooga howlo shaqo oo ku aadan Hirshabeelle.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories