HomeWararQoys Soomaali ah oo ku hanti beelay Dab qabsaday Gurigii ay deganaayeen

Qoys Soomaali ah oo ku hanti beelay Dab qabsaday Gurigii ay deganaayeen

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Qoyskaasi oo ku nool Magaaladda Milkawauke ee Gobalka Wiskonsis ayaa waxa Dhismihii ay ku noolaayeen baab’iyey dab xooggan oo qabsaday, iyadoo aysan jirin wax ka badbaaday ololka dabkaasi. Qoyskaasi oo ka kooban Hooyo iyo 7 carruur ay dhashay ayaa waxay Qaxooti ahaan ku galeen dalka Maraykanka sanadkii 2016-kii, waxay dadaal dheer kadib awoodeen inay Guri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoyskaasi oo ku nool Magaaladda Milkawauke ee Gobalka Wiskonsis ayaa waxa Dhismihii ay ku noolaayeen baab’iyey dab xooggan oo qabsaday, iyadoo aysan jirin wax ka badbaaday ololka dabkaasi.

Qoyskaasi oo ka kooban Hooyo iyo 7 carruur ay dhashay ayaa waxay Qaxooti ahaan ku galeen dalka Maraykanka sanadkii 2016-kii, waxay dadaal dheer kadib awoodeen inay Guri ka iibsadaan Maraykanka, kaasi oo uu dhawaan dabku baabi’iyey.

- Advertisement -

Qoyskaasi waxay sheegeen inuu dabku baabi’iyey hanti lagu qiimeeyeey Boqolaal kun oo Dollar.

Hooyo Nadiiro Axmed waxay sheegtay inay lumiyeen gurigii ay degganayeen, oo uu dabku baai’iyey wax kasta oo ay shaqeysteen, balse aysan cidna wax ku noqonin.

Haatan, waxay Qoysku ku nool yihiin guri kiro ah.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Waaxda Dab-damiska ee magaaladda Milkawauke waxay sheegeen inuu dabku qabsaday dhismahaasi bishii la soo dhaafay ee Feberaayo 20-da, hal isbuuc kadib, markii ay Qoyskaasi u soo guureen Guriga ay iibsadeen.

Dabka ayaa la sheegay inuu ka bilowday Dabaqa Sare, waxaana loo badinayaa inuu dabku ka dhashay cillad Koronto, xilli guriga la geliyey Koronto cusub.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts