HomeWararMadaxweye Qoorqoor oo saxiixay Miisaaniyadda Galmudug ee 2020

Madaxweye Qoorqoor oo saxiixay Miisaaniyadda Galmudug ee 2020

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor xalay ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug. “Munaasabaddaan ayaa ku saabsaneyd mahad celin, bogaadin iyo xoojinta wada shaqeynta laanmaha fullinta iyo sharci dejinta, madaama ay yihiin laba awoodood oo is dheelitira isla markaana kala madaxbanaan” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor xalay ayaa casho sharaf u sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug.

“Munaasabaddaan ayaa ku saabsaneyd mahad celin, bogaadin iyo xoojinta wada shaqeynta laanmaha fullinta iyo sharci dejinta, madaama ay yihiin laba awoodood oo is dheelitira isla markaana kala madaxbanaan” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay Madaxtooyadda Galmudug.

- Advertisement -

Dhinaca kale Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa kulankii xalay ku saxiisay miisaaniyadda Dowlad goboleedka Galmudug ee 2020 oo dhawaan golaha wakiilada ay ansixiyeen.

Sidoo kale Miisaaniyadda Galmudug ayaa waxaa horey u meel-mariyay Golaha Wasiirada maamulkaas, waxaana ugu dambeyntii xalay Magaalada Dhuusamareeb ku saxiixay Madaxweyne Qoorqoor.

Munaasabadda lagu saxiixayay Miisaaniyadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaano ka tirsan maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories