HomeWararQarax lagu dilay guddoomiye Maxkamadeed oo ka dhacay gobolka Sool

Qarax lagu dilay guddoomiye Maxkamadeed oo ka dhacay gobolka Sool

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas uu Ka dhacay qarax khasaaro geystay. Qaraxaan ayaa lagu dilay guddoomiyihii maxkamadda gobolka Sool ee maamulka Soomaliland Sheekh Xasan waxaana la sheegay in qaraxu uu ahaa mid loogu xiray gaariggiisa. Warar soobaxaya ayaa sheegaya in markii […]

- Advertisement -

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaas uu Ka dhacay qarax khasaaro geystay.

Qaraxaan ayaa lagu dilay guddoomiyihii maxkamadda gobolka Sool ee maamulka Soomaliland Sheekh Xasan waxaana la sheegay in qaraxu uu ahaa mid loogu xiray gaariggiisa.

- Advertisement -

Warar soobaxaya ayaa sheegaya in markii hore guddomiyaha uu soo gaaray dhaawac culus islamarkaana uu markii dambe u geeriyooday dhaawaca soo gaaday oo ahaa mid culus.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories