HomeWararGolaha Wasiirada Hirshabeell oo kulan ka yeeshay fatahaado dhici kara

Golaha Wasiirada Hirshabeell oo kulan ka yeeshay fatahaado dhici kara

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ahna Kusimaha Madaxweynaha Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka todobaadlaha ee golaha wasiirada, kaasi oo looga hadlay arimo ay ka mid yihiin Is xog wareysi la xiriira howlaha wasaaradaha iyo ka hortaga Musiibooyinka ka dhasha fatahaadaha.

Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkiiba mar qabsooma ayaa maanta warbixino looga dhageystay qaar ka mid ah Wasaaradaha iyadoo sidoo kale Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka uu golaha usoo bandhigay daraasaad ay wasaaradu ka sameysay ka hortaga qataraha fatahaadaha.

Maadama lagu jiro xili jiilaal ah lagama maarmaan ay tahay in laga hortago fatahaado dhaca sida kuwii dhacay sanadkii hore wasaarada beeraha ayaa golaha la wadaagtay muhiimada ay leedahay in laga howlgalo oo caro bixin lagu sameeyo wabiga dhexdiisa taasoo muhiim ah xalna u ah ka hortaga fatahaado dhaca.

Sidoo kale kulanka waxaa warbixin looga dhageystay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka

Isagoo ka warbixiyay heerka uu marayo cudurada shuban biyoodka ah ee ka dilaacay qeybo badan oo ka mid ah magaalooyinka DG HirShabelle.

Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay in daawooyin ka hortaga shubanka ah ay gaarsiiyeen cusbitaalada Magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in xarumo dadka shubanka uu soo rito ay ka hirgaliyeen deegaanada hirshabeelle.

Ugu dambeyn wasiirka ayaa sheegay in todobaadyadii lasoo dhaafay dad ku dhow 495 riix oo uu soo ritay cudurkaan loo fidiyay adeeg caafimaad sidii todobaadkii hore ay xaaladu ahaydna ay hada ka wanaagsan tahay.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories