HomeWararDEG DEG:-Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo isku dhiibay Ciidanka dowladda

DEG DEG:-Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo isku dhiibay Ciidanka dowladda

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaalkii ugu xooganaa. Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka xooganaa kuwii shalay gudaha Magaalada ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca, kaasi oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Intaas kadib Ciidanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay halkaas uu ka dhacay dagaalkii ugu xooganaa.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu ka xooganaa kuwii shalay gudaha Magaalada ku dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Ahlusunna Waljamaaca, kaasi oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Intaas kadib Ciidanka dowladda ayaa waxaa u suura-gashay inay gudaha u gaalan Xarunta Inji oo ay degan yihiin hogaanka sare ee Ahlusunna, waxaana Ciidankii Ahlusunna ay bilaabeen inay isku dhiibaan Ciidanka dowladda, iyagoona laga dhigay hubkii ay wateen.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Sheekh Maxamed Shaakir iyo Macalin Maxamuud oo ah hogaamiyeyaasha Ahlusunna ay isku dhiibeen Ciidamada Dowlada Faderaalka gaar ahaan Taliyaha qaybta 21-aad iyo saraakiil sare oo qaybta ka tirsan.

Ciidamada ayaa labada hogaamiye kasoo saaray Xarunta Inji oo shalay iyo xalay uu ka socday dagaal Culus, iyagoo la sheegay in Sheekh Shaakir iyo Macalin Maxamuud ay dalbadeen in rasaasta laga joojiyo.

- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyay ee haatan naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in gudaha Xarunta Inji ay guud ahaan la wareegeen Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana waxaa istaagay dagaalo saacado badan qaatay oo halkaas ka socday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

Recent Posts

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Follow us

Popular

spot_img

Popular Categories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires...