HomeWararMaamulka G/Banaadir oo soo Bandhigay Qorshaha xal u helida Barakacayaasha

Maamulka G/Banaadir oo soo Bandhigay Qorshaha xal u helida Barakacayaasha

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xarunta Dowlada hoose ee Xamar ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qorshaha 5-ta sano soo socota ee xal u helida barakacayaasha iyo bulshada ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Daahfurka Qorshaha 5ta sano ee 2020-2024 waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Dowlada Hoose iyo Xiriiriyaha xafiiska xalka waara ee […]

- Advertisement -

Xarunta Dowlada hoose ee Xamar ayaa waxaa lagu soo bandhigay Qorshaha 5-ta sano soo socota ee xal u helida barakacayaasha iyo bulshada ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Daahfurka Qorshaha 5ta sano ee 2020-2024 waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiye ku-xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Dowlada Hoose iyo Xiriiriyaha xafiiska xalka waara ee barakacayaasha Gobolka.

- Advertisement -

Qorshayaasha lasoo bandhigay waxaa kamid ahaa Naqshada dhismaha Isbitaalka Laasaleeti oo dib u habeyn lagu sameyn doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories