HomeWararPuntland oo shaqada ka hakisay Shirkado ka shaqeeya Arrimo muhiim ah

Puntland oo shaqada ka hakisay Shirkado ka shaqeeya Arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay shaqada hakisay Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ka howlala deegaanada maamulkaas. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Arrimaha Diinta ee Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa waxaa Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada lagu wargeliyay in la hakiyay shaqadooda ilaa inta laga hubinayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay shaqada hakisay Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada ee ka howlala deegaanada maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Arrimaha Diinta ee Puntland Cawil Sheekh Xaamid ayaa waxaa Shirkadaha ka shaqeeya Arrimaha Xajka iyo Cumrada lagu wargeliyay in la hakiyay shaqadooda ilaa inta laga hubinayo habsami-u-socodka shaqadooda.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka ayaa Madaxda Shirkadaha waxaa lagu amray inay Xarunta Wasaaradda ku yimaadan muddo todobaad ah oo ka bilaabaneysa 18-ka Bishaan, isla markaana cidii imaan-weysa laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasiir Cawil Sheekh Xaamid.

- Advertisement -

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts