HomeCaalamkaMadaxweynihii hore ee dalka Kenya oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya oo geeriyooday

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

War hada soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in Goordhow Magaalada Caasimadda dalka Kenya uu ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Daniel Toroitich Arap Moi.

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya ayaa waxaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu ku xanuunsanayay Isbitaal ku yaalla Nairobi, hayeeshee Goordhow Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa xaqiijiyay inuu xanuunkaas u geeriyooday.

- Advertisement -

Daniel Toroitich Arap Moi ayaa xilka Madaxweyne ee Kenya ka degay 2002, waxaana uu dalkaas maamulkiisa uu haayay 24-sanno, waxaana uu ku dhintay da’da 94-sano.

Madaxweyne Daniel Toroitich Arap Moi waxaa uu dhashay 2-dii bishii Sabtembar ee sanadkii 1924, waxaa uu na kana soo jeeda qowmiyadda Kalenjinta ee degta galbeedka wadanka Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories