HomeCaalamkaShaqaale lagu amray in guryahooda ay ku dhex shaqeyaan iyo sababta keentay

Shaqaale lagu amray in guryahooda ay ku dhex shaqeyaan iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo Xanuunka Corona oo cabsi badan ku haya adduunka , waxa ayna keentay in Shirkadaha Sheeneesku ay ku amraan shaqaalahooda in ay guryahooda  ku dhex shaqeeyaan oo aysan soo xaadirin xafiisyada shirkada Madaxa shirkadaha ayaa fasax dheeraad ah siiyay Shaqaalahooda ka immaanaya gobolada ka fog goobahooda shaqada ama kuwa ku […]

- Advertisement -

Waxaa sii kordhaya cabsida laga qabo Xanuunka Corona oo cabsi badan ku haya adduunka , waxa ayna keentay in Shirkadaha Sheeneesku ay ku amraan shaqaalahooda in ay guryahooda  ku dhex shaqeeyaan oo aysan soo xaadirin xafiisyada shirkada

Madaxa shirkadaha ayaa fasax dheeraad ah siiyay Shaqaalahooda ka immaanaya gobolada ka fog goobahooda shaqada ama kuwa ku dhow dhow magaalada Wuhan ee ah halka uu ka soo billowday Xanuunkan Corona.

- Advertisement -

Shaqaalaha ayaa lagula taliyay in ay dhaq dhaqaaqa yareeyaan inta laga guuleeysanayo xanuunka Corona .

Shirkadaha shaqaalahooda amray in guryahooda ay ku shaqeeyaan waxaa ka mid ah shirkadda Tik Tok  ee laga leeyahay waddanka Shiinaha

Magaalada Ganacsiga ku caanka ah ee Sojo ayaa la xaqiijiyay in Xukuumadda Shiinaha ay ammartay in aan albaabada loo furin illaa 8 Febaraayo si loo xakameeyo Viruskan

- Advertisement -

Magaaladan oo dhaca Bariga shiinaha waxaa ku yaalo shirkado waa weeyn oo tiknolojiyadda iyo dawada ku horeeyo

Inta la xaqiijiyay illaa imminka dadka u geeriyooday xanuunkan waxa ay marayaan 100 qof halka 4,500 oo ruuxna ay la il daran yihiin , waana sababta keentay in uu sii kordho walaaca laga qabo xanuunkan .

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories