HomeCaalamkaJaamacadda Carabta oo ka hortimid Qorshihii Trump ee Bariga Dhexe

Jaamacadda Carabta oo ka hortimid Qorshihii Trump ee Bariga Dhexe

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Kulan Deg-deg ah oo yeesheen wasiirada arrimaha dibadda Jaamacadda Carabta kaasoo ka dhacay Magaalada Qaahira ee dalka Masar oo uu goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabaas Abuu maasin oo dhowaan ku dhawaaqay in Dawladda Falastiin ay go’aansatay inay xiriirka u jarto Mareykanka iyo Israel ayaa laga soo saaray bayaan.

Dhamaan dalalka ku midaysan Jaamacadda Carabta waxay sidoo kale sheegeen in qorshahan uusan aheyn mid horseedi kara heshiis nabadeed oo ka hirgala Bariga dhexe iyo dhulka Falastiin.

- Advertisement -

Axmed Abul Qayd xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta ayaa soo jeediyay bayaankii ay shirkooda kasoo saareen waxaana uu yiri “Falastiiniyiintu way diidan yihiin xaaladda hada jirta iyo qorshaha Maraykanka, sababta oo ah maaha mid buuxinaysa himilooyinkooda oo dhab ah, wadamada Carabtuna ma aqbalayaan qorshahaas”

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories