HomeCaalamkaAkhriso:-Maxaa Isbedel ku imaan doono ka Bixista UK ee Midowga Yurub?

Akhriso:-Maxaa Isbedel ku imaan doono ka Bixista UK ee Midowga Yurub?

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd , go’aankaasi waxa uu keenayaa isbadallo waa weeyn oo ku yimaada wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin : Biritin waxa ay weyndoontaa kuraastii ay ku lahayd Baarlamanka Midowga reer […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Janaayo 31-keeda ayaa ah waqtiga loo asteeyay in ay isaga baxdo Uk Midowga reer Yurub ka dib 47 sano oo ay xubin ka ahayd , go’aankaasi waxa uu keenayaa isbadallo waa weeyn oo ku yimaada wax yaabo badan oo ay ka mid yihiin :

  1. Biritin waxa ay weyndoontaa kuraastii ay ku lahayd Baarlamanka Midowga reer yurub
  2. Waxaa meesha ka bixi doonta ka qeeyb galkii Briting ee shirarka guud ee midowga reer yurub
  3. Waxaa billaaban doona wadahadalo rasmi ah oo dhex mara Ingiriiska iyo Midowga reer Yurub
  4. Waxaa is baddali doona Midabka Baasaboorka Ingiriiska
  5. Waxaa albaabada la’isugu dhufan doonaa xafiiskii maamulayay howlaha ka bixista Biriting ee Midowga reer yurub
  6. Jermalka Muwaadiniintiisu uma tarxiili doono Ingiriiska haddii lagu tuhmo falal dambi ah

Dhanka kale waxaa jiri doona wax yaabo kale oo iyana wax is badal ah aysan ku immaan doonin sida :

- Advertisement -
  1. Safarka la’isaga kala goosho Ingiriiska iyo Waddamada Midowga reer yurub
  2. Rukhsada ka xeeynta gaadiidka sideeda ayay ahaan doontaa oo wax isbadal ah kuma immaan doonaan
  3. Kaararka caafimaad iyana sidooda ayay ahaan doonaan oo isabdalka ma saameeyn doono
  4. Degenaanshaha Muwaadiniinta ingiriisku waxba iskama badali doonaan oo waxa ay ku noolaan karaan halkii ay doonaan oo Yurub ah
  5. Xukuumadda ingiriisku waxa ay sii wadi doontaa bixinta miisaaniyadda Midowga reer yurub inta lagy guda jiro waqtiga kala guurka ah
  6. Ganacsiga ka dhexeeya Midowga reer yurub iyo Ingiriiska waa uu sii socon doonaa isaga oo aan wax isbadal ah ku immaan

Dhammaan wax yaabahan oo dhan ayaa dhaqan galaya xilli maanta Dowladda ingiriiska ay macsalaameeysay Midowga reer yurub 47-sano ka dib oo ay xubin buuxda ka ahayd .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts