HomeWararWasiirkii Amniga Jubbaland ee ka baxsaday dowladda oo gaaray Kismaayo

Wasiirkii Amniga Jubbaland ee ka baxsaday dowladda oo gaaray Kismaayo

Date:

Related stories

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta cusub

Soomaaliya: Golaha Shacabka oo dhaariyey Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdifitaax Qaasim.

HIQ oo xiray tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo gebagebeysay tababarkii shahaadooyinka amniga saaybarka.

Wararka Idacada dalsan ee magaalada Muqdisho ay ka helayso magaalada Kismaayo ayaa sheeegaya in gordhow halkaas uu gaaray  Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday dowladda Soomaaliya islamarkaana ay shegtay in ay ku raadjoogto.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Jubbaland Maxamed Axmed Sabriye ayaa ayaa xaqiihiyay in C/rashiid Janan uu doon uu kaga yimid Muqdisho ku soo gaaray magaalada Kismaayo.

C/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday xabsi uu kaga xirnaa magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu Doon ka raacay Xeebaha magaalada Muqdisho sidoo kalana doon kale iyo ciidamo ilaalo ahaa ay u dirtay Jubbaland iyaa ugu dambeyn maanta uu gaaray Kismaayo.

Taliye kuxigeenka Booliska Jen. Zakiya ay maalmo ka hor waxa ay shaaca ka qaaday in C/rashiid Janan uu ka baxsaday goobtii uu ku xirnaa hay’adaha amniguna ay ku raad joogaan.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories