HomeWararDowladda Somalia oo war kasoo saartay halista Cudurka Coronavirus

Dowladda Somalia oo war kasoo saartay halista Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU),...

Somali Human Rights Body Secures UN Peacebuilding Support

The Chairperson of the Somali National Human Rights Commission,...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Maryan Qaasim oo UN kula wadaagtay xuquuqda aadanaha

Maryan Qaasim oo UN kula wadatay xuquuqda aadanaha Muqdisho, Arbaco,...

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti

Xamsa oo soo dhaweeyay safiirka cusub ee Jabuuti Muqdisho, 20...

War-saxafadeed kasoo baxay wasaaradda Cafimaadka xukuumadda fedraalka Soomaaliya ayaa looga hadlay Cdurka CORONAVIRUS oo fara ba’an ku haya Shiinaha.

Qoralka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu waxay bulshada Soomaaliya ayaa lagu yiri Wasaaraddu waxa ay la wadagaysaa dadaalada ku aadan cudur dillaaca xanuunka coronavirus oo laga xaqiijiya 18 dal oo dunida ku kala yaal.

Cudurkaan ayaa markiisii hore waxa uu ka dilaacay magaalo ku taalla dalka Shiinaha halkaas oo uu kusoo ritay dad fara badan kuwa kalana ay u geeriyoodeen.

Wasaaraddu waxay sheegtay had-iyo-jeer ku guda-jirtaa gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan ayaa lagu soo gebagebeeyay qoraalka

Halkaan Ka Akhriso

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories