HomeCaalamkaKhasaaraha ka dhashay Dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga oo kordhay

Khasaaraha ka dhashay Dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga oo kordhay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Madaxwaynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa booqanaya gobolkii uu Jimcihii ku dhuftay dhul-gariirka si uu ula kulmo dadkii ku waxyeeloobay. Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay kuwaasi oo intooda badan ku noolaa gobolka Elazig. Dhul-gariirka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 1200 oo qof. Shaqaalaha gurmadka ayaa waxaa burburka hoostiisa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa booqanaya gobolkii uu Jimcihii ku dhuftay dhul-gariirka si uu ula kulmo dadkii ku waxyeeloobay.

Ugu yaraan 22 qof ayaa ku dhimatay kuwaasi oo intooda badan ku noolaa gobolka Elazig.

- Advertisement -

Dhul-gariirka ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 1200 oo qof.

Shaqaalaha gurmadka ayaa waxaa burburka hoostiisa ka soo badbaadiyeen dad gaaraya 40 qof.

Xukuumadda Turkiga ayaa uga digtay dadka in ay dib ugu laabtaan guryaha burburka uu soo gaaray.

- Advertisement -

Waxaa sidoo dadka uu dhul-gariirka saameeyay loo qaybiyay Teendhooyiin iyo qalabka kale ee qabowga looga gaashaanto.

Dhul gariirka ayaa ku dhuftay bariga Turkiga abaare 9-kii fiidnimo ee xilliga dalkaasi, waxaa uuna dhulka ku daray dhismooyin iyadoona la arkayay dadka deegaanka oo ku cararyay waddooyinka.

Boqaal shaqaalaha samatabixinta ayaa lagu dabaalay gudaha iyo banaanka deegaankaasi.

Waxay isticmaalayeen, cagaf-cagafyo, agabka korontada iyo xitaa gacmahoodo si ay usoo samatabixaayn daka ku xayitan dhismooyinka buburay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts