HomeWararShil labaad oo Khasaaro geystay oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Shil labaad oo Khasaaro geystay oo Maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka Idaacada Dalsan ay ka heleyso Isgoyska Afarta Jardiino dhinaca Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo Khasaaro geystay. Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib makii uu soo fariin goostay gaari kuwa nooca Xamuulka qaado ah oo siday agabyo kala duwan oo u […]

- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ay ka heleyso Isgoyska Afarta Jardiino dhinaca Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo Khasaaro geystay.

Shilkaan ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib makii uu soo fariin goostay gaari kuwa nooca Xamuulka qaado ah oo siday agabyo kala duwan oo u badnaa Bagaash, wuxuun ku dhacay Mooto Bajaajyo taagnaa Isgoyska iyo gaari dameer.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa Dalsan u waxaa u sheegeen in gaariga markii uu soo fariin goostay ay rasaas ku fureen Ciidamo ka tirsan dowladda oo fariisin ku leh Afarta Jardiino, wuxuuna markii dambe uu dhacay gaariga dhagxaan halkaas yaallay.

Laba ruux oo la socday Mooto Bajaaj ayaa ku dhaawacmay shilka, waxaana halkaas ku dhintay Dameer, waxaana dadkii ku dhaawacmay Shilka loola cararay Xarun Caafimaad oo ku taalla Muqdisho.

Waa Shilkii labaad oo Maanta ka dhacay Muqdisho, iyadoona kii ugu horeeyay saakay uu ka dhacay agagaaarka daarta Soomaali Boosto ee ku taalla Degmada Yaaqshiid, waxaana shilka uu ka dhashay laba gaari oo isku dhacay,, iyadoona laba ruux dhaawac uu kasoo gaaray shilkaas

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories