HomeWararAkhriso:-Ahlusunna oo ka hortimid Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Akhriso:-Ahlusunna oo ka hortimid Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb, iyadoona arrimaha doorashada ay gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu Cadeeyay in Ahlusunna aysan qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo ay sheegeen in boob ku […]

- Advertisement -

Hoggaanka Sare ee Ahlusunna Waljameeca ayaa ka horyimid Arrimaha Doorashada Madaxweynaha Galmudug ee ka socda Magaalada Dhuusamareeb, iyadoona arrimaha doorashada ay gacanta ku heyso dowladda Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu Cadeeyay in Ahlusunna aysan qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug oo ay sheegeen in boob ku heyso dowlada Federaalka.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Sheekh Shaakir ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda  Soomaaliya ay afduubatay soo xulista 69-ka Xildhibaan ee la rabay inay soo xulaan Odayaasha Dhaqanka, waxaana arrintaas ay ku tilmaameen mid sharci darro ah.

Ugu dambeyntii Sheekh Shaakir ayaa Musharaxiinta iyo shacabka reer Galmudug ugu baaqay inay fiigo gaar ah u yeeshan boobka ay ku eedeeyeen inay dowladda Federaalka ku heyso Doorashada Galmudug, iyagoona cadeeyay inaysan qeyb ka aheyn Doorashada Galmudug.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Xafiiska Sheekh Shaakir

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories