HomeCaalamkaKoox jawaab ka bixisay Eedeymo Culus oo loo jeediyay Madaxweyne Trump

Koox jawaab ka bixisay Eedeymo Culus oo loo jeediyay Madaxweyne Trump

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Kooxda dhinaca sharciga u qaabilsan madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bixisay jawaabtii ugu horreysay oo ku aaddan eedeymo loo jeediyay madaxweynaha, kuwaas oo sababay in madaxweynaha laga keeno dawcad xil ka qaadis ah. Sharci-yaqaannadan ayaa arrintaan ku tilmaamay weerar halis ah oo lagu qaaday dimuquraadiyadda. Dukumentiga kooxda oo ka kooban 111 bog ayaa lagu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxda dhinaca sharciga u qaabilsan madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bixisay jawaabtii ugu horreysay oo ku aaddan eedeymo loo jeediyay madaxweynaha, kuwaas oo sababay in madaxweynaha laga keeno dawcad xil ka qaadis ah.

Sharci-yaqaannadan ayaa arrintaan ku tilmaamay weerar halis ah oo lagu qaaday dimuquraadiyadda. Dukumentiga kooxda oo ka kooban 111 bog ayaa lagu sheegay in qodobbada xil ka qaadista aysan ku jirin wax muujinaya in dembi uu galay madaxweynaha isla markaana looga gol leeyahay in lagu farageliyo doorashada madaxtinnimada ee sanadkan dalkaasi ka dhici doonta.

- Advertisement -

Hadal jeedinta dacwad oogidda ayaa lagu wadaa inay bilaabato toddobaadka soo socda.

Mr Trump waa madaxweynihii saddexaad inta la ogyahay taariikhda Mareykanka ee wajaha daxwad xil ka qaadis ah, waxaa lagu eedeeyay ku tumasho awood iyo inuu aqalka Congress-ka is hortaag ku sameeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts