HomeWararXulka qaranka Soomaaliya oo garaacay dhigooda Tanzania

Xulka qaranka Soomaaliya oo garaacay dhigooda Tanzania

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Waxaa Maanta Magaalada Nairobi Caasimada dalka Kenya kulan kubadda koleyga ah uu ku dhexmaray xulalkaTanzania iyo Soomaaliya. Kulan ciyaareedka u dhexeeyay Soomaaliya iyo Tanzani ayaa ka tirsanaa Isreebreebka ciyaaraha loogu soo baxayo tartanka kubada koleyga bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan ay marti gelineyso Kenya. Xulka Soomaaliya ayaa awood u sheegtay dhiggiisa Tanzani, waxaana labada […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta Magaalada Nairobi Caasimada dalka Kenya kulan kubadda koleyga ah uu ku dhexmaray xulalkaTanzania iyo Soomaaliya.

Kulan ciyaareedka u dhexeeyay Soomaaliya iyo Tanzani ayaa ka tirsanaa Isreebreebka ciyaaraha loogu soo baxayo tartanka kubada koleyga bariga iyo bartamaha Afrika oo sanadkan ay marti gelineyso Kenya.

- Advertisement -

Xulka Soomaaliya ayaa awood u sheegtay dhiggiisa Tanzani, waxaana labada dhinac ay soo Bandhigeen ciyaar xiiso badan.

Ciyaarta ayaa ku soo dhammaatay 84 iyo 101 oo ay Soomaaliya guusha ku raacday, waxaana Tanzani uu helay 84 Gool.

Si kastaba xulka Qaranka Soomaaliya uma soo bixin tartanka kubada koleyga bariga iyo bartamaha Afrika 2021,hayeeshee waxaa uu tartanka kaso haray isagoo sita laba guul oo qiimo leh, waxaana qaranka lagu amaanay ciyaar wanaag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories