HomeWararSiyaasiyiin iyo Odayaal lagasii daayay Xabsi ku yalla Boosaaso kadib xaalad adag...

Siyaasiyiin iyo Odayaal lagasii daayay Xabsi ku yalla Boosaaso kadib xaalad adag oo soo wajahday

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka Warbaahinta dalsan ee magaalaa Muqdisho ay ka helayso magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku waramaya  in maamulka  Puntland ay xabsiga weyn ee Boosaaso ka sii daysay siyaasiga Muuse Cali jaamac iyo dhowr oday oo la xirnaa. Ilo lagu kalsoonaan kari ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay, in Isniintii lasoo dhaafay xabsiga laga sii daayay […]

- Advertisement -

Wararka Warbaahinta dalsan ee magaalaa Muqdisho ay ka helayso magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa ku waramaya  in maamulka  Puntland ay xabsiga weyn ee Boosaaso ka sii daysay siyaasiga Muuse Cali jaamac iyo dhowr oday oo la xirnaa.

Ilo lagu kalsoonaan kari ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay, in Isniintii lasoo dhaafay xabsiga laga sii daayay Dr. Muuse Cali Jaamac iyo Nabaddoon Diraac Yuusuf Buuxe, kadib markii ay soo wajahday xaalad caafimaad oo aad u daran daaweyna ay u bahdeen.

- Advertisement -

bishaan January 5-teedii 2020 ayay  maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ee Puntland ayay saddex bilood oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo dhan $500  oo Dollar waxay ku riday Siyaasi Muuse Cali Jaamac, Nabadoon Diraac Yuusuf Buuxe iyo Nabadoon Cawad  Aadan Maxamed.

Sidoo kale, maxkamadda ayaa laba  sano oo xabsiya iyo ganaax lacageed oo $1,000 Dollar, waxay  ku ridday Nabadoon Cabdicasiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble. Saddexda xukmane ee kala ah Nabadoon Cawad  Aadan Maxamed Nabadoon Cabdicasiis Bayadhabo iyo Nabadoon Maxamuud Aadan Rooble ayaa weli ku xiran xabsiga weyn ee Boosaaso.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories