HomeCaalamkaXildhibaan shaaciyey inuu la tartami doono Yuweri Musaveni oo xabsiga la dhigay

Xildhibaan shaaciyey inuu la tartami doono Yuweri Musaveni oo xabsiga la dhigay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ahaan Booliska waddanka Uganda ayaa Maanta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine. Sababta loo xiray xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii uu shaaciyay in xilka madaxtinimada dalkaas uu kula tartami doono Madaxweynaha haatan xilka haya Yuweri […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga gaar ahaan Booliska waddanka Uganda ayaa Maanta xabsiga u taxaabay xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert oo ku magac dheer Bobi Wine.

Sababta loo xiray xildhibaan Kyagulanyi Ssentamu Robert ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii uu shaaciyay in xilka madaxtinimada dalkaas uu kula tartami doono Madaxweynaha haatan xilka haya Yuweri Musaveni.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Xildhibaan Bobi Wine markii la xirayay uu Ku sii socday deegaanka laga soo doorto ee Kyadondo East.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories