HomeCaalamkaBoqolaal kun oo qof oo Baroor diiq u sameeyay Qaasim Soleimani

Boqolaal kun oo qof oo Baroor diiq u sameeyay Qaasim Soleimani

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta hoggaamiyey duco loo qabtay Qassem Soleimani, ayada oo boqolaal kun oo qof ay isugu soo baxeen magaalada Tehran, si ay ugu baroordiiqaan Jeneraalkii sare ee Iran. Ayatollah Ali Khamenei ayaa waxaa wehliyey madaxweynaha Iran Hassan Rouhani iyo saraakiil sare oo kale oo Iranian ah. Isu soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta hoggaamiyey duco loo qabtay Qassem Soleimani, ayada oo boqolaal kun oo qof ay isugu soo baxeen magaalada Tehran, si ay ugu baroordiiqaan Jeneraalkii sare ee Iran.

Ayatollah Ali Khamenei ayaa waxaa wehliyey madaxweynaha Iran Hassan Rouhani iyo saraakiil sare oo kale oo Iranian ah.

- Advertisement -

Isu soo baxa maanta ayaa xigsaday mid kale oo la mid ah oo shalay ka dhacay magaalada ku taalla koonfurta galbeed ee Ahvaz.

Iran ayaa waxa ay ku guda jirtaa saddex maalmood oo baroordiiq ah, ka hor inta aan Soleimani maalinta Talaadada lagu aasin magaalada uu kasoo jeedo ee Kerman.

Isaga oo madax ka ahaa ciidamada xulka ah ee Quds, Soleimani ayaa waxaa gacan ka gaysan jiray agaasinka howl-gallada militari ee Iran ay ka fuliso dibedda.

- Advertisement -

Quds oo ah garabka dibedda ee ciidamada Kacaanka Islaamiga ah ee Iran ayaa Mareykanka waxa uu aqoonsan yahay urur argagixiso.

Soleimani ayaa waxaa 3d-ii Janaayo lagu dilay duqeyn loo adeegsaday diyaarad aan duuliye lahayn, oo ku beegsatay agagaarka garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Baghdad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts