HomeWararMadaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo Garoowe kulan ku yeelanaya

Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo Garoowe kulan ku yeelanaya

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa in safar uu tego Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland. Safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ugu ambabaxyo Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku wehlin doona qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale, iyagoona halkaas Maalinta berri tegaya. Madaxweynaha Jubbaland ayaa inta uu ku sugan […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa lagu wadaa in safar uu tego Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ugu ambabaxyo Magaalada Garoowe ayaa waxaa ku wehlin doona qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale, iyagoona halkaas Maalinta berri tegaya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland ayaa inta uu ku sugan yahay Magaalada Garoowe waxaa uu kulan la qaadan doonaa Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, iyadoo ka wada hadli doona arrimo kala duwan.

Warar la helayo ayaa sheegaya in labada Madaxweyne ay ka wada hadli doonaan Khilaafka u dhexeeya dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka  iyo Arrimaha Doorashada la filayo inay dalka ka dhacdo 2020/2021.

Si kastaba Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa kala dhexeeya Khilaaf siyaasadeed, iyadoo dowladda diiday dib u doorashii Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories