HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo hanjabaad Culus u diray Iiraan

Madaxweyne Trump oo hanjabaad Culus u diray Iiraan

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Gobolka Bariga dhexe waxaa ka taagan xiisad weyn oo colaadeed ka dib markii dowladda mareykanku ay jimcihii Khaarijisay Qaasim Suleymaani oo ahaa sarkaal sare oo Iiraan ah. Dowladda Iiraan waxaa ay wacad ku martay in ay ka aar gudan doonto mareykanka, xalay waxaa la weeraray qadka cagaaran ee magaalada Baqdaad halkaas oo ay ku yaalaan […]

- Advertisement -

Gobolka Bariga dhexe waxaa ka taagan xiisad weyn oo colaadeed ka dib markii dowladda mareykanku ay jimcihii Khaarijisay Qaasim Suleymaani oo ahaa sarkaal sare oo Iiraan ah.

Dowladda Iiraan waxaa ay wacad ku martay in ay ka aar gudan doonto mareykanka, xalay waxaa la weeraray qadka cagaaran ee magaalada Baqdaad halkaas oo ay ku yaalaan dhowr saldhig iyo safaaradda Mareykanka ee Ciraaq, sidoo kale garoonka diyaaradaha ee Balad oo ay ku yaalaan guryaha xoogagga Mareykanka, inkasta oo aan la shaacin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.

- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay farriin uu ku sheegayo in Mareykanka uu soo ogaaday 52 goobood oo qaarkood aad muhiim ugu ah Iiraan iyo dhaqanka Iiraaniyiinta, isla markaana ay weerari doonto dowladiisu.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories