HomeCaalamkaDad ku le'day Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Tripoli

Dad ku le’day Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Tripoli

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintey kuwo kalena waa ku dhaawacmeen duqeyn xagga cirka ah oo lagu qaaday iskuul militari oo kuyaala magaalada Tripoli, sida laga soo xigtey Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ee Liibiya. Amiin al-Hashemi, af hayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda caalamku aqoonsan yahay wuxuu yiri “Weerar cirka ah oo lagu qaaday Iskuulkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhintey kuwo kalena waa ku dhaawacmeen duqeyn xagga cirka ah oo lagu qaaday iskuul militari oo kuyaala magaalada Tripoli, sida laga soo xigtey Xisaabiyaha Guud ee Qaranka ee Liibiya.

Amiin al-Hashemi, af hayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda caalamku aqoonsan yahay wuxuu yiri “Weerar cirka ah oo lagu qaaday Iskuulkii Militariga ee Tripoli wuxuu dilay 28 arday, dhaawacayna tobaneeyo,” ayuu yiri Amiin al-Hashemi.

- Advertisement -

Faahfaahinta wixii dhacay ma cadda, laakiin warbixinnada ayaa ku eedeeyey ciidammada daacadda u ah General Khalifa Hifter, ee fadhigoodu yahay bariga Libya, inay u badan tahay inay fuliyeen weerarka.

Afayeen u hadlay ciidamada qaranka ayaa beeniyay in doorka ciidamadiisa uu leeyahay.

Muuqaal laga soo qaaday goobta ayaa muujinaya maydad dhulka ku daadanaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts