HomeCaalamkaWeerar Madaafiic ah oo Caawa lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Mareykanka ee Ciraaq

Weerar Madaafiic ah oo Caawa lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Mareykanka ee Ciraaq

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Wararka Caawa aan ka heleyno Magaalada Baqdaad ee Caasimadda dalka Ciraaq ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas daqiiqado kahor laga maqlay ilaa iyo saddex Madaafiic oo xoogan.

Madaafiicda ayaa waxaa wararku sheegayan inay ku dhaceen agagaarka Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Magaalada Baqdaad.

- Advertisement -

Sidoo kale Madaafiicda ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro kala duwan, waxaana ku dhaawacmay 4 ruux, iyadoona loola cararay xarumaha Caafimaad ee ku yaalla dalkaas.

Wararka ayaa intaas ku daraya Hoobiyeyaal kale lagu weeraray Saldhig Ciidanka Mareykanka ay ku leeyihiin Waqooyiga Magaalada Badqaad, isla markaana waxaa ku sugan Ciidan Mareykan ah oo aad u badan.

Ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidanka Mareykanka oo ay uga hadlayaan Madaafiicda Caawa lagu garaacay Saraafadda ay ku leeyihiin Badqaad.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories