HomeCaalamkaMaleeshiyaad hubeysan oo laayay Tobannaan kalluumaysato ah

Maleeshiyaad hubeysan oo laayay Tobannaan kalluumaysato ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay Boko Xaraam yihiin ayaa waxa ay ugu yaraan 50 qof ku dileen jasiirad ku taal Harada Chad, ee xadka Cameroon iyo Chad, waxaa sidaasi BBCda u sheegay sarkaal maxalli ah. Maleeshiyaadka, oo isu soo ekaysiiyay ganacsato, ayaa waxa ay weerrareen kaalluumaysatada, maayir Cali Ramat ayaa sidaasi sheegay isagoo soo xiganaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maleeshiyaad looga shakisan yahay inay Boko Xaraam yihiin ayaa waxa ay ugu yaraan 50 qof ku dileen jasiirad ku taal Harada Chad, ee xadka Cameroon iyo Chad, waxaa sidaasi BBCda u sheegay sarkaal maxalli ah.

Maleeshiyaadka, oo isu soo ekaysiiyay ganacsato, ayaa waxa ay weerrareen kaalluumaysatada, maayir Cali Ramat ayaa sidaasi sheegay isagoo soo xiganaya qof weerrarka ka badbaaday.

- Advertisement -

Weerrarka ayaa waxa uu dhacay 22-kii bishii Diseembar hasayeeshee warka laga helayo meeshaas baadiyaha fog ah ayaa hadda un soo baxay.

Boko Xaraam ayaa waxaa lagu dhisay gudaha waddanka Nigeria sanadkii 2009, wixii markaa ka dambeeyayna waa ay fidday oo howlgalladeeda waxa ay gaarsiisay dalalka dariska ah sida Chad, Cameroon iyo Niger.

Mr Ramat, maayirka Darak ee gobolka Waqooyiga Fog ee Cameroon ayaa BBCda u sheegay in dadka la dilay ay ku jiraan 20 qof uu u dhalatay waddanka Cameroon. Waxa uu intaasi ku daray in tiro aan la cayimin weli la la’yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts