HomeCaalamkaMadaxweyne Trump oo ka hadlay sababta ay u dileen Qaasim Sulaymani

Madaxweyne Trump oo ka hadlay sababta ay u dileen Qaasim Sulaymani

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hogaamiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, si “uu u joojiyo dagaal, ee uusan doonayn inuu mid bilaabo”. Waxa uu sheegay in uu “dhammaaday waqtigii argaxa ee Sulaymaani” kaddib markii Jimcihii lagu dilay weerrar dhanka cirka ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baqdaad ee dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Donald Trump ayaa sheegay in Mareykanku uu u dilay hogaamiyihii sare ee milateriga Iiraan, Qaasim Sulaymaani, si “uu u joojiyo dagaal, ee uusan doonayn inuu mid bilaabo”.

Waxa uu sheegay in uu “dhammaaday waqtigii argaxa ee Sulaymaani” kaddib markii Jimcihii lagu dilay weerrar dhanka cirka ah oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baqdaad ee dalka Ciraaq.

- Advertisement -

Trump ayaa u qiildayay dilka, isagoo sheegay in janaraalku uu qorshaynayay weerraro ka dhan ah danaha Mareykanka.

Sulaymaani ayaa madax ka ahaa howgallada Iiraan ee Bariga Dhexe oo waxa uu hogaamin jiray ciidammada Qudus. Iiraan ayaa waxa ay wacad ku martay in “si adag uga aargoosan doonto” kuwii ka dambeeyay geeridiisa.

Dilka ayaa waxa uu imanayaa xilli ay sare u sii kacaysay xiisadda u dhaxaysa Iiraan iyo Mareykanka.

- Advertisement -

Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in taxadar ahaan ilaa 3,000 oo ciidamo dheeraad ah loo diri doono Bariga Dhexe.

 

Xigasho BBC Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts