HomeCaalamkaMareykanka oo Ciidamo u diraya Ciraaq iyo sababta keentay

Mareykanka oo Ciidamo u diraya Ciraaq iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Mareykanka ayaa sheegay in ay ciidamo dheeri ah u dirayaan Bariga Dhexe, ka dib markii dad mudaaharaadaya ay weerareen xarunta safaaradda Mareykanka ee dalka  Ciraaq,isla markaana dab qabadsiiyay dhismahaasi. Xoghayaha gaashaandhigga Mark Esper ayaa war qoraal ah ku sheegay in ilaa 750 askari oo ka socda qeybta gurmadka degdega ah ee 82-aad ee ay diyaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mareykanka ayaa sheegay in ay ciidamo dheeri ah u dirayaan Bariga Dhexe, ka dib markii dad mudaaharaadaya ay weerareen xarunta safaaradda Mareykanka ee dalka  Ciraaq,isla markaana dab qabadsiiyay dhismahaasi.

Xoghayaha gaashaandhigga Mark Esper ayaa war qoraal ah ku sheegay in ilaa 750 askari oo ka socda qeybta gurmadka degdega ah ee 82-aad ee ay diyaar u yihiin in ay geeyaan gobolka dhowrka maalmood ee soosocda.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ka jawaabaya weerarka  ayaa sheegay in Tehran ay si buuxda mas’uul uga yahay waxa ka dhacay safaaradda dalkaasi ee Baqdaad.

Caro ka dhalatay duqeyn Mareykanku uu Axaddii ku dilay tiro ciidan ah ayaa sababtay in boqolaal dad ah ay ku soo xomaan safaaradda Mareykanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts